Zoekresultaten voor: *
Resultaat 1 - 1 (van 1)
Kuwa wax go’aamiya
SOMALISCH - Beerta waxaa ku sugan "Kuwa go'aamiya" iyo "Anaga oo aan loo ogolayn inaan ka qaybqaadano." Laakiin waa maxay sababta kuwa go'aansada ay had iyo jeer go'aansadaan? Maxaase nala gudboon innaga oo aan la oggolayn in aan ka qayb-galno si loogu oggolaado ka qayb-galka? Mise hadda sug... Xataa ma rabnaa inaan ka qayb galno? Waxaa laga yaabaa in aan rabno kaliya in nalaga tago.
Somalisch | Soma Books publishing, * | 2018
Gedrukt boek